Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde)
Jump to navigation Jump to search


Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Aden Adde International Airport
IATA: MGQICAO: HCMM
MGQ is located in Somalia
MGQ
MGQ
Garoonka halka uu Soomaaliya kaga yaal
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka (Shibil iyo Militari) oo kaabiga isku haya
Ku yaal Muqdisho, Soomaaliya
Duulimaadada kala ah Jubba Airways
Isuduwe 02°00′49″N 45°18′17″E / 2.01361°N 45.30472°E / 2.01361; 45.30472Isuduwe: 02°00′49″N 45°18′17″E / 2.01361°N 45.30472°E / 2.01361; 45.30472
Website www.adenaddeairport.com
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
ft m
05/23 14,763 4,500 [1] Kabbisid

Garoonka Caalamiga Aadan Cadde (Af-Ingiriis: Aden Adde International Airport, Af-Carabi: مطار آدم عدي الدولي) (IATA: MGQICAO: HCMM), wakhtigii hore loo yaqaanay Gegada diyaaradaha Caalamiga Muqdisho, waa gego diyaaradeed caalami ah oo ku yaala magaalada Muqdisho, magaalo-madaxda wadanka Soomaaliya. Garoonkan waxaa loogu magacdaray madaxweynihii koowaad ee Soomaaliya, Aadan Cabdulle Cusmaan.

Hordhac

Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cusmaan waxaa loogu magac daray Madaxweynihii ugu horeeyey ee Soomaaliya markii la qaatay xoriyadda 1960 kii.

Waa garoon caalami ah waxa uuna ku yaalaa Magaalada Muqdisho koofurteeda waxaana astaan u ah (IATA: MGQICAO: HCMM)

Garoonka waxa uu kasoo kabanayaa dagaallo kadhici jiray dalka tan iyo markii la riday dowladdii Maxamed Siyaad Barre, waloow ayna jirin adeeg buuxa oo heer sare ah hadana waa uu shaqeeyaa Garoonko.

Duulimaadyada iyo shirkadaha ka howl gala

Shirakadaha soomaalida

Shirakadaha shisheeye

Duulimaad Ku socota 
African Express Airways Cadan, Berbera, Dubai, Gaalkacyo, Nayroobi, Shaariqa, Wajeer
Turkish Airlines[2] Djibouti, Istanbuul

Labaatan sano kadib

Mudo 20 sani kadib duulimaadyo caalami ah oo ay sameeyaan diyaarado laga leeyahay dal ka mid ah dalalka reer Yurub ayaa waxaa ay si rasmi ah uga bilaabmeen magaalada Muqdisho ayadoo munaasabad Xarigga looga jarayey duulimaadyada Turkish Airways ayna ka qeybgaleen Madaxweynahii hore Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’isulwasaare kuxigeenka Turkiga lagu qabtay magaalada Muqdisho[2].


Adeegga Garoonka

Malahan wali iftiin ku filan waloow la dayactiray, hadana diyaaraduhu waxay yimaadaan oo kaliya maalintii.

Shaqaalaha: waxaa ka shaqaysa in kabadan 1000 qof oo isugu jira shaqaalaha Dawladda iyo kuwa shirkadaha, waxaa kaloo dheeraad ku ah howl wadeenno ka socda AMISOM.

Baasajeeriga

Tirada pasajeriga ee Garoonka aadan cadde
Sanad
Basajeeri
Macaamiil
Basajeeri
% Badel
Xamuul
(Tan)
Xamuul
% Badel
Diyaarad
Dhaqdhaqaaq
Diyaarad
% Badel
1989 5,779 Steady 3,131 Steady 130 Steady
2005 200 Decrease5.7 23 Decrease1.9 2 Decrease 1.3
2006 200 Decrease7.9 147 Decrease11.8 2 Decrease 6.1
2009 300 Green Arrow Up Darker.svg5.4 170 Green Arrow Up Darker.svg6.9 3 Green Arrow Up Darker.svg 4.6
2010 400 Green Arrow Up Darker.svg7.7 300 Green Arrow Up Darker.svg1.3 3 Green Arrow Up Darker.svg 5.6
2011 500 Green Arrow Up Darker.svg1.5 500 Green Arrow Up Darker.svg6.6 5 Green Arrow Up Darker.svg 0.6
2012 2000 Green Arrow Up Darker.svg1.5 700 Green Arrow Up Darker.svg8.5 5 Green Arrow Up Darker.svg 2.6
2013 3000 Green Arrow Up Darker.svg0.2 1000 Green Arrow Up Darker.svg15.3 5 Green Arrow Up Darker.svg 2.5


Dhacdooyin

Taariiqda Meesha Diyaaradda Tiro tirsiimaheeda Dhibka gaaray Diyaaradda Dhimasho Faallo kooban Xigasho
01970-05-066 May 1970 SoomaaliyaMogadishu Viscount 700 6O-AAJ W/O 70005000000000000005/30 Dab ayaa qabsaday.
01977-10-1313 Oktoobar 1977 SoomaaliyaMogadishu Boeing 737-230 Adv D-ABCE W/O 50000000000000000000/86 Lufthansa Duulimaadkii 181, diyaarad la afduubay 1977.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. Garoonka caalamiga ah ee muqdisho waxa uu ka samaysan yahay 4,500-meter dhabaha diyaaraddu ku cararto - Somalia: Issues, Taariikhda, iyo Tixraaca - Bogga 18 ee Nina J. Fitzgerald
  2. 2.0 2.1 Xigasho, Radio Muqdisho. "Mudo 20 sani kadib duulimaadyo caalami ah oo ay sameeysay diyaaradda turkiga: Waxaana goob jooga ahaa furitaanka madaxweyne shariif, Raisul wasaare kuxigenka turkiga". Jayte. Retrieved 3 June 2012.