Diyaarada Turkiga
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Turkish Airlines)
| |||||||
| La asaasay | 20 May 1933 | ||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Xarunta duullimaadka | |||||||
| Magaalada diiradda | |||||||
| Barnamijka Safarrada Joogtada | Miles&Smiles | ||||||
| Qolka Nasiinada Garoonka | July 15 Heroes of Democracy Lounge[2] | ||||||
| Isbahaysiga | Star Alliance | ||||||
| Laamaha |
| ||||||
| Baaxadda kobaca | 335 Diyaaradood | ||||||
| Baraha | 291 Garoon Diyaaradeed[6] | ||||||
| Halkudhagga shirkadda | Widen Your World | ||||||
| Xarunta | Istanbul Atatürk Airport, Yeşilköy, Bakırköy, Istanbul, Turkey | ||||||
| Dadka haga |
| ||||||
| Macaashka | |||||||
| Dakhliga socodsiinta | |||||||
| Dakhliga | |||||||
| Hantida guud | |||||||
| Saamileyda | |||||||
| Shaqaalaha | 18,667 Shaqaale (2013)[7] | ||||||
| Website | www.turkishairlines.com | ||||||
Diyaarada Turkish (Af Turki : Türk Hava Yolları; Af Ingiriis : Turkish Airline; Af Carabi: الخطوط الجوية التركية) waa shirkad diyaaradeed oo xarunteeda ku taalo Garoonka Dayuuradaha Caalamiga ee Atatürk Airport ee magaalada Istanbul. Diyaaradaan waxee shaqadeeda bilaabatay 1933di, maantana diyaaradaan waxee ka shaqeesaa wadamada kor u dhaafaya 115 dal oo ku kala yaala qaaradaha Afrika, Aasiya, Ameerika iyo qaaradda Yurub. Turkish Airlines waa mid ka mida ah diyaaradaha ugu waaweyn uguna koboca badan dhamaan shirkadaha dayuuradaha dunida, waana shirkada kaliya oo caalami ah oo ka hawlgasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- 1 2 3 http://atwonline.com/airports-routes/ankara-will-become-third-turkish-airlines-hub
- ↑ "Skylife". Archived from the original on 4 August 2016. Retrieved 2 August 2016.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ name=2013FS
- ↑ name=2013FS
- ↑ name=2013FS
- ↑ "Flight Network". Archived from the original on 27 November 2015. Retrieved 27 June 2016.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Turkish Airlines Fact Sheet" (PDF). turkishairlines.com. 30 September 2013. Retrieved 2013-12-18.