Diyaarada Turkiga

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Turkish Airlines
Türk Hava Yolları A.O.
Turkish Airlines logo.svg
IATA ICAO Magac Caalami
TK THY TURKISH
La asaasay 20 May 1933
Xarunta duullimaadka
Magaalada diiradda
Barnamijka Safarrada Joogtada Miles&Smiles
Qolka Nasiinada Garoonka July 15 Heroes of Democracy Lounge[2]
Isbahaysiga Star Alliance
Laamaha
Baaxadda kobaca 335 Diyaaradood
Baraha 291 Garoon Diyaaradeed[6]
Halkudhagga shirkadda Widen Your World
Xarunta Istanbul Atatürk Airport,
Yeşilköy, Bakırköy, Istanbul, Turkey
Dadka haga
Template:Endplainlist
Macaashka Green Arrow Up Darker.svg US$ 10.522 billion (2015)
Dakhliga socodsiinta Green Arrow Up Darker.svg US$ 2.042 billion (2015)
Dakhliga Green Arrow Up Darker.svg US$ 1.069 billion (2015)
Hantida guud Green Arrow Up Darker.svg US$ 16.383 billion (2015)
Saamileyda Green Arrow Up Darker.svg US$ 4.842 billion (2015)
Shaqaalaha 18,667 Shaqaale (2013)[7]
Website www.turkishairlines.com

Diyaarada Turkish (Af-Turki: Türk Hava Yolları; Af-Ingiriis: Turkish Airline; Af-Carabi: الخطوط الجوية التركية) waa shirkad diyaaradeed oo xarunteeda ku taalo Garoonka Dayuuradaha Caalamiga ee Atatürk Airport ee magaalada Istanbul. Diyaaradaan waxee shaqadeeda bilaabatay 1933di, maantana diyaaradaan waxee ka shaqeesaa wadamada kor u dhaafaya 115 dal oo ku kala yaala qaaradaha Afrika, Aasiya, Ameerika iyo qaaradda Yurub. Turkish Airlines waa mid ka mida ah diyaaradaha ugu waaweyn uguna koboca badan dhamaan shirkadaha dayuuradaha dunida, waana shirkada kaliya oo caalami ah oo ka hawlgasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. 1.0 1.1 1.2 http://atwonline.com/airports-routes/ankara-will-become-third-turkish-airlines-hub
  2. "Skylife". Retrieved 2 August 2016. 
  3. name=2013FS
  4. name=2013FS
  5. name=2013FS
  6. "Flight Network". Retrieved 27 June 2016. 
  7. "Turkish Airlines Fact Sheet" (PDF). turkishairlines.com. 30 September 2013. Retrieved 2013-12-18.