Gegada Diyaaradaha Borama

Ka Wikipedia
Gegada Diyaaradah Boorama
Borama Airport
IATA: BXXICAO: ma lahan
Macluumaad Guud
Adeegyada Borama, Somaliland
Isuduwe 09°56′44″N 043°09′03″E / 9.94556°N 43.15083°E / 9.94556; 43.15083Coordinates: 09°56′44″N 043°09′03″E / 9.94556°N 43.15083°E / 9.94556; 43.15083
Maabka
BXX is located in Somaliland
BXX
BXX
Meesha kaga yaalo Somaliland
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
m ft
1,600 5,249
Sources: [1][2]

Gegada Diyaarada Boorama (Af Ingiriis : Borama Airport) (IATA: BXX) sidoo kale lagu magacaabo Aaden Isaaq (loogu magac daray wasiirkii hore ee Waxbarasha Somaliland) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Borama, ee magaalo madaxda gobolka Awdal eegalbeedka Somaliland.

Garoono Kale Somaliland

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Somaliland.


La Xidhiidha

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Template:Diyaaradaha Somaliland