Gegada Diyaaradaha Iskushuban
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Iskushuban)
| Garoonka Diyaarada Iskushuban Iskushuban Airport Scusciuban | |||
|---|---|---|---|
| IATA: CMS – ICAO: HCMS | |||
| Macluumaad Guud | |||
| Nuuca Garoonka | u adeega bulshada | ||
| Adeegyada | Iskushuban | ||
| Joogga Heerka badda | 1,121 ft / 342 m | ||
| Isuduwe | |||
| Maabka | |||
| Meesha uu ka dhaco Soomaaliya | |||
| Macluumaad | |||
| Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
| m | ft | ||
| 09/27 | 2,300 | 7,540 | Bacaad |
| 14/32 | 1,580 | 5,180 | Burciid |
| Isha warbixinta: Google Maps[1] | |||
Gegada Diyaarada Iskushuban (Af Ingiriis : Iskushuban Airport; (IATA: CMS , ICAO: HCMS ) waa gego-diyaaradeed u adeega magaalada Iskushuban, wadanka Soomaaliya. Wadooyinka loogu talogalay diyaaradaha ma xaaqna mana lahan laami dhisan, laakiin garoonkani wuxuu leeyahay wadooyin aad u balaadhan kuwaasi oo lagu qiyaaso 550 feet (168 m).
Garoono Kale Soomaaliya
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Gego Diyaarad
- Socdaalka Soomaaliya
- Liiska Diyaaradaha Soomaaliya
- Garoonada Soomaaliya
- Liiska Gegooyinka Diyaaradaha Soomaaliya