Garoonka Diyaaradaha ee Bender Qaasim
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Boosaaso)
| Garoonka Diyaaradaha Bender Qaasim | |||
|---|---|---|---|
| Irridda Hore ee Garoonka | |||
| IATA: BSA – ICAO: HCMF | |||
| Macluumaad Guud | |||
| Nuuca Garoonka | (Shibil iyo Militari) oo kaabiga isku haya | ||
| Milkiilaha | Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland | ||
| Adeegyada | Boosaaso, Soomaaliya | ||
| Joogga Heerka badda | 3 ft / 1 m | ||
| Isuduwe | 11°16′32″N 049°09′00″E / 11.27556°N 49.15000°E | ||
| Maabka | |||
| Garoonka halka uu Soomaaliya kaga yaal | |||
| Macluumaad | |||
| Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
| ft | m | ||
| 01/19 | 3,666 | 1,117 | Kabbisid |
| 09/27 | 5,794 | 2,400 | Kabbisid |
Garoonka diyaaradaha ee Bender Qaasim, wuxuu xambaarsanyahay magaca taariikhiga ah ee hore loo oran jiray magaalada Boosaaso ee Bender-Qaasim.
Waa garoon caalami ah waxa uuna ku yaalaa magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga dawlad-goboleedka Puntland ee Somaliyeed, waxaana astaan u ah (IATA: BSA, ICAO: HCMF).