Gegada diyaaraha Burco
Appearance
| Gegada diyaaraha Burco Burao Airport | |||
|---|---|---|---|
| IATA: BUO – ICAO: HCMV | |||
| Macluumaad Guud | |||
| Adeegyada | Burco, Somaliland | ||
| Joogga Heerka badda | 3,400 ft / 1,100 m | ||
| Isuduwe | 09°31′00″N 045°34′00″E / 9.51667°N 45.56667°E | ||
| Maabka | |||
| Meesha ka dhaco Somaliland | |||
| Macluumaad | |||
| Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
| ft | m | ||
| 04/22 | 7,875 | 2,556 | Dirt |
Gegada diyaaraha Burco (Af Ingiriis : Burao Airport) (IATA: BUO, ICAO: HCMV) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Burco, maamulka Somaliland.[1] Horaantii sanadkii 2012ka, garoonka waxaa lagu bilaabay dib u habayn iyo dhismo cusub kaasi oo jiheynayso Hay'ada Duulimaadka Qaramada Midoobay.[2]
Garoono Kale Soomaaliya
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
- Berbera
- Boosaaso
- Gaalkacyo
- Hargaysa
- Muqdisho
- Caabudwaaq
- Boorama
- Burco
- Jowhar
- Cisaleey
- Garoowe
- Caluula
- Baydhabo
- Baardheere
- Beledweyne
- Ceerigaabo
- Eyl
- Garbaharey
- Guriceel
- Kismaayo
- Hobiyo
- Qandala
- Qardho
- Taleex
- Baladweyne

La Xidhiidha
- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
- Gego Diyaarad
- Socdaalka Soomaaliya
- Liiska Diyaaradaha Soomaaliya
- Garoonada Soomaaliya
- Liiska Gegooyinka Diyaaradaha Soomaaliya
Tixraac
- ↑ "Istanbul conference on Somalia 21 – 23 May 2010 – Draft discussion paper for Round Table "Transport infrastructure"" (PDF). Government of Somalia. Retrieved 31 August 2013.
- ↑ https://web.archive.org/web/20070127023936/http://www.daallo.com/route.htm. Archived from the original on 2007-01-27. Retrieved 2016-10-17.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)