Goroyo Soomaali

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Goronyo soomaaliyeed)
U bood: gooshitaan, raadi
Goroyo soomaali
Lab
Dhedig
Xaalad xanaaneed
Abla-ablayn cilmi ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylamyar: Shimbir dhul
Superorder: Paleognathae
Gacal: Struthioniformes
Dir: Struthionidae
Sinji: Struthio
Jinsi: S. molybdophanes
Tibix laba magac
Struthio molybdophanes
Reichenow, 1883
Magac macna wadaag

Struthio camelus molybdophanes
(Anton Reichenow, 1883)

Goronyo Soomaali (Af-Ingiriis: Somali ostrich) (magaca Sayniska Struthio molybdophanes) waa shimbir u eg goronyada taasi oo ku dhaqan deegaano badan oo ka mid ah Geeska Afrika, gaar ahaan cariga ku dhaqan yihiin dadka Soomaalidu. Wakhtiyadii hore waxaa lagu tirin jiray goronyada hase yeeshee sanadkii 2014 ayaa la ogaaday inuu soocanyahay goronyada oo uu yahay nooc gaar u madax banaan.

Bahda iyo jinsiga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tilmaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. IUCN|id=22732795 |title=Struthio molybdophanes |assessors=BirdLife International |version=2014.2 |year=2014 |accessdate=19 June 2012