Goroyo Soomaali

Ka Wikipedia
Goroyo soomaali
[[file:
|2|alt=]]
Lab
Dhedig
Xaalad xanaaneed
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Xayawaan
Gacalka: Shimbir dhul
Suberdirka: Paleognathae
Dirka: Struthioniformes
Bahka: Struthionidae
Duulka: Struthio
Noocyada: S. molybdophanes
Magaca laba-geesoodka ah
Struthio molybdophanes
Reichenow, 1883
Eray la mid ah

Struthio camelus molybdophanes
(Anton Reichenow, 1883)


Goronyo Soomaali (Af Ingiriis : Somali ostrich) (magaca Sayniska Struthio molybdophanes) waa shimbir u eg goronyada taasi oo ku dhaqan deegaano badan oo ka mid ah Geeska Afrika, gaar ahaan cariga ku dhaqan yihiin dadka Soomaalidu. Wakhtiyadii hore waxaa lagu tirin jiray goronyada hase yeeshee sanadkii 2014 ayaa la ogaaday inuu soocanyahay goronyada oo uu yahay nooc gaar u madax banaan.























































Sido kale fiiri

Tixraac

  1. IUCN|id=22732795 |title=Struthio molybdophanes |assessors=BirdLife International |version=2014.2 |year=2014 |accessdate=19 June 2012