Guban
Appearance
Guban (Af Carabi : ar) waa deegaan kulul, lamadegaan xeebeed kaasi oo dhaca gobolada Somaliland.[1] Lamadegaanka Guban wuxuu fidsan yahay xeebta dheer laga soo bilaabo duleedka magaalada lowyacado soo dhexmaro magaalada qadiimiga ah ee Saylac ilaa laga soo gaadhayo magaalada Berbera.
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Deegaanka Guban waa dhul aad u qalalan kaasi oo heelkusiisu gaadho ilaa 47 °C wakhtiyada xagaaga. Roob badan kama da'o inta badan, laakiin bilaha u dhaxeysa Maarso ilaa Juun waxaa mararka qaar ka da'a xoogaa roob oo goosgoos ah. Intaasi waxaa dheer, deegaanka Guban wuxuu leeyahay xoogaa dhir gaagaaban iyo ugaadh.[2] Deegaanka Guban waxaa ku yaala Banka Giriyaad oo dhaxa galbeedka gobolka Salal.
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Hadden, Robert Lee. 2007. "The Geology of Somalia: A Selected Bibliography of Somalian Geology, Geography and Earth Science."[dead link] Engineer Research and Development Laboratories, Topographic Engineering Center
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Nuqul Archive". Columbia Spectator. 26 October 2011. Waxaa laga kaydiyay the original 15 Bisha Saddexaad 2014. Soo qaatay 14 March 2014. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ . Britannica Encyclopedia http://www.britannica.com/EBchecked/topic/248125/Guban. Soo qaatay 14 March 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)