Hakan Çalhanoğlu
Appearance
|
Çalhanoğlu oo Xulka Qaranka Turkey u safan 2016kii | |||
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Saddex Magac | Hakan Çalhanoğlu | ||
| Dhashay | 8 February 1994 | ||
| Ku dhashay | Mannheim, Jarmalka | ||
| Joogga | 1.78 m (5 ft 10 in) | ||
| Booska cayaarta | Khad Dhexe | ||
| Macluumaadka Naadiga | |||
| Kooxda Hadda | Bayer Leverkusen | ||
| Nambarka | 10 | ||
| Ciyaartooyda yar-yar | |||
| 1. FC Turanspor Mannheim | |||
| Polizei SC Mannheim | |||
| 2001–2009 | SV Waldhof Mannheim | ||
| 2009–2011 | Karlsruher SC | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 2011–2013 | Karlsruher SC | 50 | (17) |
| 2013–2014 | Hamburger SV | 32 | (11) |
| 2014– | Bayer Leverkusen | 73 | (14) |
| Xulka Qaranka‡ | |||
| 2010 | Turkey U16 | 6 | (1) |
| 2010–2011 | Turkey U17 | 11 | (1) |
| 2011–2013 | Turkey U19 | 15 | (5) |
| 2012–2013 | Turkey U20 | 8 | (1) |
| 2012– | Turkey U21 | 2 | (0) |
| 2013– | Turkey | 26 | (8) |
† Appearances (Goals). | |||
Hakan Çalhanoğlu (Ku dhawaaqa Af-Turki: [ˈhaːkan ˈt͡ʃaɫhanoːɫu], waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Bayer04 Leverkusen ee ka dhisan dalkaasi Jarmalka oo ah dalka uu ku dhashay islamarkaana kusoo barbaaray.