Hanti maguurto

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Hantida maguurtada ah waa dhulka, Beeraha iyo Guryaha.

Hantida maguurtada ahi way ka duwan tahay hantida gaarka ah, taas oo aan si joogto ah ugu xidhnayn dhulka, sida baabuurta, doomaha, dahabka, alaabta guriga, qalabka, iyo qalabka beeraha caadiga ah.