Haplogroup J (Y-DNA)
Haplogroup J-M304
Haplogroup J-M304, oo loo yaqaano J, [Phylogenetics 1] waa hap-ka DNA-da ee H-chromosome DNA. Waxaa la aaminsan yahay in ay ka soo baxday Galbeedka Aasiya. [2] Qoryaha ayaa ka soo baxa Waqooyiga Afrika, Geeska Afrika, Geeska Afrika, Socotra, Caucasus, Koonfurta Yurub, Galbeed Aasiya, Bartamaha Aasiya, Koonfurta Aasiya.
Haplogroup J-M304 wuxuu u qaybsamaa laba qaybood oo waaweyn (laamaha), J-M267 iyo J-M172.
Waddnamaha HJ Badan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Yemen
United Arab Emirates
Egypt
Sudan
Turkey
Saudi Arabia
Somaliland
- Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:
1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge
Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.
Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.
Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.
Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.