Harry Mulisch

Ka Wikipedia
Harry Mulisch

Harry Mulisch (Haarlem, 29 luulyo 1927 - Amsterdam, 30 oktober 2010) waxa uu ahaa qoraa Hollanddiis ah asalkiisuna waxa uu ahaa yuhuudi. buugiisiiugu cansanaa ee uu qoray waxa uu ahaa De ontdekking van de hemel kitaabkaasi waxa uu ka hadlayay dhinicyo badan sida diinta iyo Siyaasadda buugaasi waxa uu ahaa buuga ugu qiimaha badan buugta ay qoreen qoraayashaa holandiiska ah