Horumarinta Salidka Ceelka SL10-13

Ka Wikipedia

Horumarinta Salidka Ceelka SL10-13 SL10-13

  • Ama: Toosan ceelka
  • Ama: Salidka Somaliland
  • Ama: Horumarinta Salidka Ceelka


Sawirku waxa uu muujinayaa SL13 IYO SL10 Gobolada Somaliland sida Toosan Prospect SL13/SL10 , Daggan Prospect SL13/SL10 ,Xagar Prospect SL13/SL10 , Saafi Prospect SL13/SL10 ,Galool Prospect SL13/SL10 iyo kuwo kale ayaa muujinaya gobolada shidaalka oo ku dhawaad ​​2-5 bilyan oo barrle oo saliid qaydhiin ah ku jiraan shiidaalka Somaliland , shirkadaha heshiisyada shiidaalka ayaa doonaya in ay isku xidhaan gaadiidka ku wajahan Berbera

Ceelka Toosan iyo bedka SL13-10 ee Toosan Shidaalka 2024 , Genel ayaa qorsheynaya qodis weyn oo saliid ceyriin ah SL10-13 Iyada oo in ka badan 500 milyan barrle lagu qiyaasay gobolka toosan bloc xogta ku saabsan gobolka toosan Gobolka Bahadhamal ee Somaliland ayaa laga helay ceel biyoodyo waaweyn oo laga helay ceel biyood , Somaliland ayaa markii ugu horaysay laga helay shidaalka gobolka toosan , toosan ayaa lagu qiyaasay ilaa 500 oo milyan iyo tamarta Genel ee Turkiga iyo Uk , saliida ayaa ku urursan gobolka toosan . iyo sl10 -13 oo ka mid ah saami qaybsiga shidaalka Somaliland , waxa kale oo ay Genel qorsheysay dhuumaha sl10-13 ee ku wajahan gobolada berbera si loo dhoofiyo , toosan waxa laga yaabaa inay soo saarto ilaa 2000 oo foosto oo cayriin ah sanadkan iyo kan xiga halkaas oo Genel likey uu ku leeyahay ceelal badan oo gobolka laga qorsheeyay.

  • Imasa Dallolka salidka: 1 2024 -500-5000 Barrleka Malinka

Toosan well/ Dallolyinka Ceel Salidka Genel[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Toosan Well 1 Dallolka 1 - 2024 500-5000 Malinka Barrleka
  • Toosan well 2 Dallolka -
  • SL10-13 Well 3 Dallolka -
  • SL10-13 Well 4 Dallolka -
  • SL10-13 well 5 Dallolka -
  • SL10-13 Well 6 Dallolka -
  • SL10-13 Well 7 Dallolka -
  • SL10-13 Well 8 Dallolka -
  • SL10-13 well 9 Dallolka -
  • SL10-13 Well 10 Dallolka -
  • SL10-13 Well 11 Dallolka -
  • SL10-13 Well 12 Dallolka -
  • SL10-13 well 11Dallolka -
  • SL10-13 Well 12Dallolka -
  • SL10-13 Well 13Dallolka -
  • SL10-13 Well 14 Dallolka -
  • SL10-13 Well 15 Dallolka -
  • SL10-13 well 16 Dallolka -


  • Toosan Prospect SL13/SL10 {1} 700 Million barrleka