Implosion (hab makaanik)
Appearance

Qarax gudeed waa hab ay walxuhu ku burburaan iyaga oo isku soo dumaya (ama ku buusmaya) naftooda. Waxaa lid ku ah qaraxa (kaasoo ballaadhiya mugga sheyga), Halka qarax gudeedku yareeyo mugga walaxda iyo tamarta . Qarax gudeed-ka dhabta ah wuxuu inta badan khuseeyaa kala duwanaanshaha cadaadiska gudaha iyo midka dibadda, ama xoogagga gudaha iyo dibadda, taasoo keenaysa in sheygu isku dhex dhaco oo isku soo dumo haddaanu sheygu ahayn wada adke.
Tusaalayaasha qarax gudeedka waxaa ka mid ah gujisyada isku soo duma kaddib markii ay lakulmaan cadaadis hoornegiyeed (hydrostatic Pressure) kaga yimaada biyaha ku hareeraysan [1] iyo burburka xiddigaha waaweyn oo uu keeno cadaadiska culeyskooda .
Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Lingaxyada dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ . 2023-06-22 https://www.bbc.com/news/world-us-canada-65992567. Soo qaatay 2023-06-22. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ https://www.bbc.com/news/world-us-canada-65992567