Jump to content

Indho la'aanta

Ka Wikipedia
Indho la'aanta
Takhasuska CaafimaadkaNeurology, ophthalmology Edit this on Wikidata

Indho la'aanta af-ingiriis blindness Af Carabi: العمى waa xaalad ay ku suganyihiin dadka iyo xayawaanaha markey waxba arki kareynin[1]. waxaana keena maqnaashaha qayb dareemada ka mid ah ama Physiology; waxaa la sameeyay halbeegyo lagu ogaan karo hadba heerka ay la'egytahay indhoolenimadu, indho la'aanta guud waa maqnaashada dareenkii garan lahaa iftiinka oo dhan, caafimaad ahaan waxaa loo yaqaan NLP oo laga soo gaabiyay waayida dareemihii dareemi lahaa iftiinka, qofka noocaas ahna waxaa loo yaqaan indhoole[2].


„Oo kan halkaas deggan ma odhan doono, Waan bukaa . . . Oo markaasaa kuwa indhaha laʼ indhahoodu furmi doonaan, oo kuwa dhegaha laʼ dhegahooda furka laga bixin doonaa.”

Qeexida sharciyeed

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jaadadka indho la'aanta

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

indho la'aan haa ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Indho la'aan ka timid shil

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ka indho saabnaanta midabada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

indho habeenaadka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

indho la'aanta saykoolajiga

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

sidoo kale booqo

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Alifbeetada indhoolayaasha.

Waa hab qoraal oo taabasho ah oo ay adeegsadaan dadka aragga naafada ka ah. Waxaa dhaqan ahaan lagu qoraa warqad la huwiyey.[3]

  1. https://web.archive.org/web/20090921162133/http://www.icoph.org/pdf/visualstandardsreport.pdf. Archived from the original (PDF) on 2009-09-21. Retrieved 2016-02-02. {{cite web}}: Missing or empty |title= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. Nuqul Archive
  3. Dots That Change Lives (en)