Jump to content

Interlingua

Ka Wikipedia
Interlingua
interlingua
logo
Dhawaaq/ɪntərˈlɪŋɡwə/
waxaa abuurayUrurka Luqadaha Caawiya ee Caalamiga ah
Date1951
Setting and usageLuqadda caawimada caalamiga ah
Usersdhowr boqol  (2007)[1]
Purpose
Early forms:
Auli
  • Interlingua
Hab qoraalkaFar Laatiinka
Koodka luqada
ISO 639-1ia
ISO 639-2ina
ISO 639-3ina
Liiska luqadahaina
{{{1}}}

Interlingua waa luqad la dhisay iyadoo la adeegsanayo kelmado laga helo inta badan luqadaha Galbeedka-Yurub. Waxaa sameeyay IALA- koox dad ah (oo loo yaqaan Alexander Gode) oo ka shaqaynayay in ka badan 20 sano, waxayna dhammeeyeen oo ay daabaceen qaamuuskii ugu horreeyay 1951. Interlingua waxaa la abuuray iyada oo ku saleysan luqadaha: Ingiriisi, Faransiis, Isbaanish, Boortaqiis, iyo Talyaani.

  1. Fiedler 2007.