International Avenue, Calgary

Ka Wikipedia

"International Avenue" waa aag ku dhexyaala xaafada "Forest lawn" gudaha magaalada Calgary, Alberta, Kanada. waxaa la aasaasay 1993.

Muuqaalka hawada ee Wadada Caalamiga ah (17 Avenue SE)

"International Avenmue" waxay martigelisaa dhowr meheradood oo qowmiyadeed Wadada Caalamiga ah. kuwaas oo ay ka mid yihiin; farmashiyeyaasha, dukaamada, dib u hagaajinta, timajarayaasha, iwm.

Aagga waxaa loo aqoonsan yahay inay tahay kala duwanaansho dhaqameed iyadoo ganacsiyada diiradda la saarayo filibiin, itoobiyaan, Fiyetnam, iyo dhaqamada kale ee afrikaanka ah.

waddada caalamiga ah sidoo kale waxay leedahay ganacsiyo aan dhaqan ahayn sidoo kale.

Xiriirinta dibedda[wax ka badal | wax ka badal xogta]