Jump to content

Ayslaan

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Iseland)

Coordinates: 65°N 18°W / 65°N 18°W / 65; -18

calanka Aysland
caasimada Bolungarvik

Ayslaan (Af Ingiriis : Iceland) ama loo yaqaan jamhuuriyada Ayslaan waa wadan ku yaala woqooyiga Badweynta Atlaantik. waxay u dhaxaysaa wadamada Giriinland iyo wadanka Britan. Aysland waxaa degan dad gaaraayo 325.000 oo qof, caasimada wadanka waa Reykjavík.

President: Guðni Th. Jóhannesson