Islaam-nacayb
Muuqaal
(Waxaa laga soo toosiyay Islaamofoobiya)
Islaam nacayb, Islaamofoobiya (Af Ingiriis: Islamophobia; Af Carabi: إسلاموفوبيا) waa baqdinta, cabsida iyo xumaanta ay dadka dareemaan markay arkaan dadka muslimiin ama wax la xiriira diinta Islaam. [1][2]