Al-Jamaaca Al-Islaamiya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jama'atul Muslimin)
U bood: gooshitaan, raadi

Al-Jamaaca Al-Islaamiya (Af-Carabi: الجماعة الاسلامية) waa urur Islaami ah oo u dhaqdhaqaaqa soo noolayta Islaamkii saxda ahaa ee Nabi Muxamed S.C.W la yimid waxuuna bilaabay Dhaqdhaqaaqiisa sanadihi sideetamaadkii , ururka waxu diirada saaraa tacliinta Asalka Islaamka ee ah Tawxiidka, towxiidkaasoo hadii la waayo uu Islaamkii meesha ka baxayo sida Quraanku sheegay, Jamaacada ayaa leh Madaaris iyo Iskuullo lagu baro dadka tawxiidka, waxayna leeyihiin hogaan iyo madax iyo nidaam u dagsan oo ay quraanka iyo sunnaha ka qaateen. waxay kaloo ay ku leeyihiin magaalooyinka soomaaliya masaajid fara badan oo ay ugu talo galeen inay diinta saxda ah dadka ku baraan,[1][2]



Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

الجماعة الاسلامية في الصومال

  1. http://towhed.com/
  2. http://towxiidka.com/