Jasiirada Marshall

Ka Wikipedia

Coordinates: 7°4′N 171°16′E / 7.067°N 171.267°E / 7.067; 171.267

Jasiirada Marshall ama Jamhuuriyadda jasiirada Marshall waa wadan jasiirado ah oo ku yaalo Badweynta Baasifik dhinaca qaarada Ooshiyaaniya. jasiiradaan waxaa soo gumeestay dalka Mareykanka, waxoona xornimada siiyay 1986dii. Dhaqaalaha jasiiradaan waxee aad ugu tiirsantahay dhinaca kaluumeesga, waxeena aad ula ganacsataa wadamada mareykanka iyo Jabaan. Jasiiradaan waxa ee soo saarto waxaa ka mid ah kaluunka, saliida, biyaha macaanka,sigaarka iyo saliida timaha. Luqada looga hadlo waa af ingriis.