Kambriyaan

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search


Kambriyaan (Af-Laatiin/Af-Ingiriisi: Cambrian), oo ah kii ugu horreeyay ee lixdii xilli ee Balyuusoyig iyo xilli koror, wuxuu ka socday 541 ± 1.0 ilaa 485.4 ± 1.9 milyan sano ka hor, muddo ku dhow 55.6 milyan sano.

Kambriyaan oo loo qaybiyay 4 qaybood oo kala ah:

  • Terreneufiyaan (~ 540-521 Ma)
    • Fortuniyaan
    • Marxalada 2
  • Taxanaha 2 (~521-509 Ma)
    • Marxalada 3
    • Marxalada 4
  • Miaolingiyaan (~509-497 Ma)
    • Wuliuyaan
    • Drumiyaan
    • Guzhangiyaan
  • Furongiyaan (~497-485 Ma)
    • Paibiyaan
    • Jiangshaniyaan
    • Marxalada 10

Sawir[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cotub joomatari Sawir
Terreneufiyaan Fortune Head GSSP, Newfoundland.jpg
Taxanaha 2 -
Miaolingiyaan -
Furongiyaan -

Akhriska sii wad[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]