Kanaalka Suweys

Ka Wikipedia
Boga "Gacanka Suweys" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Coordinates: 30°49′42″N 32°19′03″E / 30.828248°N 32.317572°E / 30.828248; 32.317572 (Suez Canal Bridge)

Kanaalka Suwees

Kanaalka Suwees (Af Ingiriis : ; Af Carabi : ar‎; Qanāt al-Suways) waxa uu ku yaal wadanka Masar, waa meel biyo mareen ah oo isku xirto, Badda Dhexe iyo Badacas, waxaana la furay 1869ii. iyadoo ujeedadu ay aheyd in ganacsatada Yurub iyo Aasiya ee u fududaato jidkii ee wax ku kala ganacsan jireen, oo ahaa in ee afrika ku soo wareegtaan.[1][2][3][4]

Kanaalka Suwees waa kanaalka ugu dheer adduunka oo ay maraakiibta maraan, Dhirirkiisa waa 162,2 kilomitir, balaciisana waxoo u dhaxeeyaa 300 ilaa 365 mitir.[5]

sameyntiisa waxa ay qaadatay ilaa 10 sano, iyadoo shaqaalihi ka qeybqaatay dhismahiisa aya gaarayeen 1,5 miliyan oo qof, waxaaana shaqadaas ku dhintay 120.000 qof oo shaqaale. mid faransiis oo ingineer ah ayaa soo alifa quditaanka kanaalka suwees, waxaana la dhihi jiray Ferdinand de Lesseps.[6][7]

Linkiyo kale

Tixraac