Karamaan

Ka Wikipedia

Karamaan........ waaa ban aaad u balaadhan oo ku yaaala Gobolka Sanaag oo dhuul aad u baaxad weyn oo barwaaqo ah oo xooluhu daaqan waxa ka baxa cowska sidaa uu caanka ku yahay gobolka sanaag waxa lagu dhaqdaa idaha ugu badan geyiga somalida taasna waxa sababay banan ka faraha badan ee cowsku ka baxo..... 'Banka karaman waxa dega beelaha 'biciide ee muuse abokor kana mida habarjeclo