Khadija Qalanjo
Appearance
| Khadija Qalanjo خديجة قالانجو | |
|---|---|
| Ku dhashay | January 1, 1948 Jirjir, Awdal, Soomaaliya |
| Dhimasho | 1980meyihii Borama, Awdal |
| Qoomiyada | Soomaali |
| Dhalasho | |
| Shaqada | Fanaan, Heesa, laxanmiiste, qoobka ciyaar, muusigyahan |
| Sanadaha Shaqada | 1970kii ilaa 1980meyihii |
| Shaqooyinka ugu muhiimsan | Fanka Soomaalida, Qaaci, Balwo iyo Qaraami |
| Diinta | Suufi Islaam |
| Notes Khadiija Qalanjo waxay ahayd Boqorada Quruxda Soomaalida. | |
Khadiija Qalanjo (Af Carabi: خديجة قالانجو) waxay ahayd fanaanad, heesa, halabuur, laxanmiiste, qoobka ciyaar, muusigyahan aad loogu aqoonsaday horumarinta Fanka Soomaalida wakhti dadku aqoon badan u lahayn fanka. Sidoo kale, Khadiijo Qalanjo waxay ahayd boqorada quruxda haweenka Soomaaliyeed wakhtiyadii u dhaxeeysan 1975tii ilaa 1983kii.[1] Khadiija Qalanjo waxay ku dhalatay meel u dhow deegaanka Jirjir, Awdal, Soomaaliya wakhti lagu qiyaaso 1948kii. Waxayna heesaha biloowday qiyaastii dhowr iyo lixdankii.
Hordhac
Khadiija Qalanjo waxay ahayd gabadh dheer, midab quruxsan oo joog iyo jamaal leh, taasi oo indhaha daawadayaasha soo jiidata. Heesaha fanaanadu waxay u badnaayeen kuwo shukaansi iyo dareen leh.
Qoraalo La Xidhiidha
Cadaymo
- Abdullahi, Mohamed Diriye (2001). Culture and customs of Somalia. Greenwood. ISBN 978-0-313-31333-2.
{{cite book}}: Cite has empty unknown parameter:|coauthors=(help) - Johnson, John William (1996). Heelloy: modern poetry and songs of the Somali. Indiana University Press. ISBN 1-874209-81-2.
{{cite book}}: Cite has empty unknown parameter:|coauthors=(help)
Tixraac
- ↑ Cabdi SInimo heesaha ugu horeeyay