Kiikhisroof koowaad
Appearance
suldaan gayaasudiin kiikhisroof koowaad bin qilij arsalaan labaad (afka faarisiga; غياث الدين كيخسرو یکم بن قلج ارسلان دوم ), waxa uu ahaa kan ugu yaraa ilmaha qilij arsalaan labaad ee kow iyo tobanka ahaa, waxa uu fuulay carshiga salaajiqada ruum labo jeer, (1192-1196) iyo (1205-1211) waxa uu gaarsiiyay dawlada meel fiican magaalo xeebeedka andaaliya ayuu furtay 1206dii, waxa uu ku dhintay dagaal uu la galay niiqiya 1211,
Kiikhisroof koowaad | |||||
---|---|---|---|---|---|
Suldaanka Rûum (xukunkiisa koowaad) | |||||
Xilka | 1192–1196 | ||||
Ka horeeyay | Qilij arsalaan labaad | ||||
Ku xigay | Suleyman labaad | ||||
(Xukukiis labaad) | |||||
Reign | 1205–1211 | ||||
Ka horeeyay | Qilij arsalaan labaad | ||||
Ku xigay | Kiikaawuus koowaad | ||||
Dhintey | 1211 Kayuujak, Aydın, Turkey | ||||
Ku aasan | quunya, Turkey | ||||
Consort | Dawlat Raadiya Khaatuun, gabadha Maanawel Maurozomes | ||||
Issue | Kiikaawuus koowaad Keyqubaad koowaad Mudafar diin Nucmaan | ||||
| |||||
Saldanad | Salaajiqada ruum | ||||
Aabo | Qilij arsalaan labaad | ||||
Diinta | Sunni Islam |