Qilij arsalaan labaad

Ka Wikipedia

cizudiin qilij arsalaan labaad bin mascuud af turki; Kılıç ArslanI II) (af faarisi قلج أرسلان دوم) waa suldaanka salaajiqada ruum intii u dhaxeesay 1156 ilaa 1192

Qilij arsalaan labaad
Dawlada Salaajiqada ruum1190kii
Suldaanka salaajiqada ruum
Xilka1156–1192
Ka horeeyayMascuud koowaad
Ku xigayKiikhisroof koowaad
Dhintey1192
U dhaw Aksaraay
Magaca oo dhameestiran
Cizudiin Qilij arsalaan bin mascuud
HoygaSalaajiqada
AaboMascuud koowaad

Qabashada xilka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Mascuud wuxuu u baxay la dagaalanka amiirka armiiniya tuuruus labaad markuu ka soo laabtay wuu dhintay 1156 xilkana waxaa qabtay qilij arsalaan labaad, waxaa bilaawday dagaalo u dhaxeeya dawlada iyo daanishmandiyiinta blase nuurudiin zanki oo arkaayay in is khilaafka muslimiinta uu awood siinaayo cadawga ayaa dhaxdhaadin sameeyay [1], markale ayuu khilaafka soo laabtay hadana culumada iyo wax garadka ayaa hishiis sameeyeen, hishiiska ka dib qilij arsalaan labaad wuxuu ku duulay biriizanda, waxa uuna ka qabsaday magaalooyinka laarinda iyo saliiqiya, balse mudadii u dhaxeesay 1159-1161 waxa uu kala kulmay biriizanda jab is daba jooga ugu dambeyn wuxuu aqbalay hishiis dhigaayay shuruudo adag [2][3][4].

soo afjarida daanishmandiyiinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

mudadii uu hishiiska socday Qilij arsalaan wuxuu xooga saaray soo celinta awooda dawlada waxaana u suura gashay 1574 inuu qabsado imaarada siiwaas oo daanishmandiyiinta ka mid ahayd, imbiraadoorka biriizanda ayaa arkay inuu fursad siiyay qilij arsalaan waxa uuna dalbaday dhulka daanishmandiyiinta, markii loo diiday dagaal ayuu soo qaaday Qilij arsalaan ayaa awooday inuu ku jabiyo dagaalkii miryokifaaloon, khasaaro adag ayuuna gaarsiiyay [5][la 1]. Sanadkii 1177 waxa uu qabsaday imaarada maltaay oo ugu dambeesay daanishmandiyiinta, sidaas ayee dawlada ku noqotay awooda muslimka kaliya ee ka jirta anaadool [6].

1179 qilij arsalaan wuxuu dagaal ku qaaday ayuubiyiinta, hase yeeshee jab ayuu kala kulmay salaaxudiin [7][8],

Weerarkii sedexaad ee saliibiyiinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Weerarkii sedexaad ee saliibiga ayaa ku yimid dhulka dawlada, waxaana hogaamiya ka ahaa feridriik barboosa boqorka jarmalka, wuxuu doorbiday Qilij arsalaan inuu ka gambado laakin wiilkiis Qudbudiin ayaa la dagaalay waxeyna qabsadeen quunya 1190 [9], hase yeeshee boqorka jarmalka ayaa isaga baxay magaalada Shan bari ka dib waxa uuna dalbaday in sahay la siiyo jidkana loo furo.

kala qeybinta dawlada iyo dhimashadiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sanadkii 1186 waxaa ku dhacay qilij arsalaan cudurka faalij waxa uu ku fakaray inuu ilmihiis oo ahaayeen kow iyo toban u kala qeybiyo dawlada, taasi oo qalad weyn ahayd waxaa mariiba ka dhex bilaawday walaalaha khilaaf iyo dagaalo, qilij arsalaan ayaa gadaal dambe ka ogaaday qaladkiisa wuxuu bilaabay inuu dib usoo mideeyo asagoo madax ka dhigaayo wiilkiis gayaasudiin kiikhisroof [10], hase ahaatee asoo ku guuleesan buu dhintay 1196, wiilkiis suleymaan ayaa awooday inuu dhamaan ka adkaado laakin 1204 laakin shan bari ka dib wuu iska dhintay [11]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن القلانسي، أبو يعلى حمزة بن أسد بن علي بن مُحمَّد التميمي|عنوان=تاريخ دمشق|إصدار=الأولى|صفحة=510 - 511|سنة=1403هـ - 1983م|ناشر=دار حسَّان للطباعة والنشر|مكان=دمشق - سوريا|مسار=https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://books-library.online/files/download-pdf-ebooks.org-1535836264-222.pdf&hl=ar%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201225230924/https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://books-library.online/files/download-pdf-ebooks.org-1535836264-222.pdf&hl=ar%7Cتاريخ أرشيف=25 ديسمبر 2020
  2. {{استشهاد بكتاب|الأخير=Rogers|الأول=Clifford J.|عنوان=The Oxford Encyclopedia of Medieval Warfare and Military Technology: Vol. 1|ناشر=Oxford University Press|مكان=Oxford|سنة=2010|isbn=978-0195334036|صفحة=290|مسار=https://books.google.com.lb/books?redir_esc=y&id=mzwpq6bLHhMC&q=Kilij+Arslan#v=onepage&q=Kilij%20Arslan&f=false%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210121011537/https://books.google.com.lb/books?redir_esc=y&id=mzwpq6bLHhMC&q=Kilij+Arslan%7Cتاريخ أرشيف=21 يناير 2021
  3. Kala xiriir halkaan
  4. {{استشهاد بموسوعة|الأخير=Cahen|الأول=Cl|اسم الموسوعة=Encyclopaedia of Islam|عنوان=Ḳi̊li̊d̲j̲ Arslan II|مسار=http://dx.doi.org/10.1163/1573-3912_islam_SIM_4364%7Cتاريخ=2012|ناشر=BRILL|سلسلة=Handbook of Oriental Studies|طبعة=الثانية|isbn=9789004161214|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210122005714/https://referenceworks.brillonline.com/entries/encyclopaedia-of-islam-2/*-SIM_4364%7Cتاريخ أرشيف=22 يناير 2021
  5. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=رُستم، أسد|عنوان=الروم في سياستهم وحضارتهم ودينهم وثقافتهم وصلاتهم بالعرب|صفحة=444|سنة=2018|ناشر=مؤسسة هنداوي للتعليم والثقافة|مكان=وندسور - المملكة المتحدة|isbn=9781527315785|مسار=https://docs.google.com/viewerng/viewer?url=https://ebooksstream.com/d_pdfs/kutub-pdf.net_ReK77pM.pdf%7Cمسار أرشيف=https://archive.vn/HJgpT%7Cتاريخ أرشيف=2021-01-21
  6. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|طبعة=الأولى|صفحة=197|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20220314110714/https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf%7Cتاريخ أرشيف=14 مارس 2022
  7. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=الأيُّوبي، مُحمَّد بن تقي الدين عُمر بن شاهنشاه|عنوان=مضمار الحقائق وسر الخلائق|طبعة=الأولى|صفحة=18 - 19|سنة=1968|ناشر=عالم الكُتُب|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://archive.org/details/MidhmarAlhahaqeq/page/n39/mode/2up
  8. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن واصل، أبو عبد الله مُحمَّد بن سالم بن نصر الله المازني التميمي الحموي الشافعي|عنوان=مُفرِّج الكُروب في أخبار بني أيُّوب|صفحة=79|المجلد=المُجلَّد الثاني|سنة=1377هـ - 1957م|ناشر=دار الكُتُب والوثائق القوميَّة|مكان=القاهرة مصر|مسار=https://ia801308.us.archive.org/26/items/FP42193/02_42194.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225129/https://ia801308.us.archive.org/26/items/FP42193/02_42194.pdf%7Cتاريخ أرشيف=30 أغسطس 2021
  9. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن الأثير، علي بن مُحمَّد بن عبد الكريم بن عبد الواحد الشيباني الجزري|عنوان=الكامل في التاريخ|طبعة=الأولى|صفحة=193 - 194|سنة=1407هـ - 1987م|ناشر=دار الكُتُب العلميَّة|مكان=بيروت - لُبنان|المجلد=الجُزء العاشر|مسار=https://ia902707.us.archive.org/15/items/WAQkamilt/kamilt10.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201127060341/https://ia902707.us.archive.org/15/items/WAQkamilt/kamilt10.pdf%7Cتاريخ أرشيف=27 نوفمبر 2020
  10. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=ابن بيبي، ناصر الدين حُسين بن مُحمَّد بن علي الجعفري الرغدي|مؤلف2=تعريب محُمَّد سعيد جمال الدين|عنوان=أخبار سلاجقة الروم|طبعة=الثانية|صفحة=2 - 4|سنة=2007|ناشر=المركز القومي للترجمة|مكان=القاهرة - مصر|مسار=https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cمسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225136/https://ia902507.us.archive.org/10/items/akslroakslro/akslro.pdf%7Cتاريخ أرشيف=30 أغسطس 2021
  11. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=طقُّوش، مُحمَّد سُهيل|عنوان=تاريخ سلاجقة الروم في آسيا الصُغرى 470 - 704هـ / 1077 - 1304م|طبعة=الأولى|صفحة=213 - 214|سنة=1423هـ - 2002م|ناشر=دار النفائس|مكان=بيروت - لُبنان|isbn=9953180474|مسار=https://ia801605.us.archive.org/0/items/abualialkurdy_gmail_20170404_0614/تاريخ%20سلاجقة%20الروم%20في%20آسيا%20الصغرى.pdf


Cite error: <ref> tags exist for a group named "la", but no corresponding <references group="la"/> tag was found