Kob Fardod

Ka Wikipedia

Kob Fardod ama Qoob Fardood waa haroo oo ku taala Buuhoodle. Waxay ahayd caasimadda labaad ee Darwiish 1898 ilaa 1900. Caasimadda ku xigeenka waxay ahayd Weylahed.