Kulqaate

Ka Wikipedia

Kulqaateha Kimistari ee Teermodynamika (Ingiriis : Endothermic reaction) waa falgal u baahan jabinta la xiriirta walxaha islafalgal ama ama ku dhex jira falgalka ee Tamarta kana weyn tamarta walxaha ka dhasha falgalka. Sidoo kale u baahan u rogista falgalka Kul looga keenay dibedda kaasoo ka dhigaya falgal. sidaa daraadeed waxaan oranaynaa waa falgal dhuuqaya Kulka, kulkaas la'antiis ee lagu kordhiyay maba billowdeen falgalka mana sii socdeen. Wuxuu dhacayaa falgalka dhanka dhuuqista kulka dhexbartanka wareegga.

Kororka Heerkulka sida falgalladaan oo kale waxaa ka dhalanaya kororka degdegga falgalka sidoo kale jihada falgalka ee dhanka jihada hore (ee Falgal gadismikara). Iyo falgallada nuuga kulka waana lidka falgal kul bixiye, kaasoo ka soo baxo kulka. Tussale falgal kul bixiye ku gubashada Alwaaxa Ogsajiinka hawada.

Si kastaba howsha jabinta Dabar kimikeed ee ka dhex-jirta islafagallada ee howlgal kasta kimikeed waxay u baahantahay xaddi asaasi ah ee tamarta (Tamar kicin). waxa uu u soconayaa falgalka nuuga kulka qaabkaan soo socda :

Falgallo + Tamar ← Natiijooyinka
Enthalpieprofil einer endothermen Reaktion Legende:




Dhanka bidix: Xaaladda walxaha gudaha ee falgalka : Sugan
Dhexda: xaladda isu gudubka walxaha falgalka : aan sugnayn
Dhanka midig: Xaaladda dhammaadka natiijooyinka falgallada  : la moodo kuwo deggan]]

Tusaale : Haddii aan soo marno uumi Biyo ee oogada Dhuxul Dhagax waxaa socda falgal nuugaya kulka :

.

Waxaa ka dhalanaya neef Hydrogen iyo neef Kaarboon hal ogsaydh.


Xogaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]