Alwaax

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Noocyo badan oo ka mid ah alwaaxa
gobol ka mid ah geed la jaray

Alwaax (Af-Ingiriis: wood; Af-Carabi: خشب) (sidoo kale loo yaqaano qori) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah. Alwaaxa waxaa asal ahaan laga keenaa qeybaha geedka, waxaana loo isticmaalaa in laga sameeyo agab lagu isticmaalo aqalka, xafiisyada iyo guud ahaan qalabka dadku adeegsadaan. Alwaaxa waxaa laga sameeyaa waxyaabo badan, sida: miiska, kursiga, Armaajada, qeybo ka mid ah baabuurta, albaabada, iyo waxyaabo badan oo ka mid ah agabka maalin walba la isticmaalo.

Sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: