Lakab dhul

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
lakab dhul dhagaxa laga qodo, kanada

Lakab dhuleedka ama Dabaqada dhulka ee dhagaxa ah cilmuiga dhulka loo yaqaan (Af-Carabi: طبقة أرضية; Af-Ingiriis: stratum) waa lakab dhagax ama carro ah oo ka duwan lakabyada dhulka ee kale, lakab walboo ka mid ah wuxuu ka koobanyahay lakabyo kala jaad ah oo yaryar, oo gufur la fadhiistay saamaynta cimilada iyo ifafaalaha qarniyo hore, lakabka ayaa fidsanaan kara baaxad dhan boqolaal ilaa kumanaan kiiloo mitir dhulka dushiisa markiiba, lakabyada dhulka ayaa badanaa ka soo muuqda dhinacyada sida badan, iyadoo u eg sidii dhagax weyn oo ka samaysan lakaybyo kal cayn iyo midab iyo samaysyo kala duwan iskuna dhegan, oo u samaysan si qaabsan leh, dhubucda lakabka ayaa isu jirta dhowr ilaa 1000 milmitir ama ka badan, lakab walba wuxuu ka samaysanyahay nooc ka soocan kuwa kale, lakabyada wabiyada ayaa samysan dhoobo, lakabka xeebtu waa bacaad, sida ay u jiraan lakab dhuxul dhagax ka samaysan,

Lakabka dhulka ahmiyada uu u leeyahay dhismaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Markii la Qorshaynayo in dhul laga dhiso dhismo dheer, ama warshado culus, waxaa lagama maarmaan ah in dib loogu noqdo macluumaadka laga hayo dhulkaas iyo dabaqadihiisa, 

sawirro mujinaya lakabyada dhulka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

sidoo kale eeg[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]