Jump to content

Lavori Publici FC

Ka Wikipedia

Xagee dagaan Beesha Reer Xildiid Gaalaeri?.

Beesha Reer Xildiid Gaalaeri ee Reer Biciidyahan (Mj)waxay dagaan Magaalooyinka Wardheer,Miirkhaliifo,Kurtunle,Bali-wanaag,Cagaarwayn,Garaad,Dheer-dheeralay,Cagaaran,Kismaanyo iyo Galkacyo.

Magaalooyinka aan kor ku soo xusnay waxay isagu Jiraan magaalooyin lala dago Beesha sida Kurtunle,Galkacyo,Cagaaran iyo Dheer-dheelay iyo kuwo ay khaas u leeyihiin beeshu sida Miirkhaliifo,Cagaarwayn iyo Garaad,

Dhanka kale Beesha Reer Xildiid waa hal Jifo Oo la yiraahdo Murux Xildiid kaas u qaybsama labo Jifo oo kala ah Cigaal Murux iyo Ashkir Murux.

Jifada Cigaal Murux ayaa ah kuwa ugu badan ee dhanka Miyiga gobalka Doollo iyo Magaalada Wardheer daga Halka Ashkir Murux ay tahay Jifo Magaalooyinka waawayn ee Soomaaliya iyo Aduunka badi ku kala Firdheen Sidoo kale waxaa jira Jifooyin Ashkir Murux ah Sida Reer Maxumad Ashkir (Reer Gaagaab iyo Jamac magan) oo Doollo iyo Mudug joogaha.

Suldaanka Guud ayaa ka dhashay Jifa hoosaadka Reer Ashkir Murux si gaar ah Reer Qalas.

  • Tripodi, Paolo. The Colonial Legacy in Somalia. Capítulo: Deportes. St. Martin's P Inc. New York, 1999.