Ljubljana

Ka Wikipedia
argti guud

ljubljana waa caasimada isloveeniya waana magaalda ugu wayn wadanka isloveeniya waxa kunool dad gaadhaya 278.638 waxa ay kutaalaa badhtamaha wadanka ljubljana waa xarunata dhaqanka ee wadanka islofeeniya. waxa kutaala jaamcada wadanka uguwayn iyo guridhaqameedo aad ubadan waxaa kamida guridhaqameedadaa gurridhaqameedka wadanka iyo ka taariikhda islofeeniya waxa kuytaala magaalda warshado badan oo ay kamidyihiin kuwa soosaara aaladaha korantada kushaqeeya iyo kuwa maryaha sameeya