Machad ibnu xajar alcasaqalaani

Ka Wikipedia

Machad Ibnu Xajar Al-Casqalaani ee Culuumta Shareecada iyo Luqadda Carabiga wuxuu ku yaala magaalada Boosaaso xarunta goblol Bara Soomaaliya waxaa aasaasay maamulka Jaamacadda Bariga Afrika sanadkii 2006 waana machad hoostaga jaamacadda [1]

Machadku waxaa lagu dhigaa manhajkaa macaahida shareecada ee Soomaaliya waxa uuna xooga saaraa baridad culuumta shareecada iyo luuqada carabiga waxaana ka qalin jabiyay machadka ilaa 20 dufcadood, kun iyo lix boqol oo arday ay ka qalin jabiyay markii la aasaasay machadka ilaa 2021 [2]

تصنيف:بوابة الصومال/مقالات متعلقة تصنيف:بوابة تربية وتعليم/مقالات متعلقة تصنيف:جميع المقالات التي تستخدم شريط بوابات

  1. https://halgan.net/2015/03/tababar-cilmiyeed-oo-loo-qabtay-ardayda-ka-baxday-machadka-ibnu-xajar-al-casqalaani-ee-bosaaso-masawiro/
  2. http://www.alminhaaj.com/2014/09/dawradii-shanaad-ee-daladda-khariijiinta-macaahidda-sharciga-ah-ee-soomaaliya-sawiro/