Jaamacadda Bariga Afrika
Appearance
| Nooca | Jaamacad si gaar ah loo leeyahay |
|---|---|
| La aasaasay | 1999 |
| Agaasime | Dr. Aadan Sheekhdoon Cali (Xarunta Boosaaso) |
| Goobta | , 11°14′32″N 49°12′7″E / 11.24222°N 49.20194°E |
| Goob waxbarasho | Magaalooyin badan |
| Midabyo | cirdhow, casaan iyo cadaan |
| Website | Official website |
![]() | |
Jaamacadda Bariga Afrika (Af Ingiriis : East Africa University; (EAU); (Af Carabi: جامعة شرق أفريقيا) waa jaamacad si khaas ah loo leeyahay oo ku taala deegaano ka tirsan maamulgoboleedka Puntland ee waqooyi-bari Soomaaliya. Jaamacaddan waxaa asal ahaan lagu aasaasay magaalada Boosaaso, markii dambese waxay gaadhay magaalooyin badan oo deegaankaasi ka tirsan, sida Buuhoodle, Ceerigaabo, Galdogob, Gaalkacayo, Garoowe iyo meelo kale.[1]
Guddoomiyihii ugu horeeyay wuxuu ahaa sheekh Dr Cabdulqaadir Maxamed cabdullaahi xilkana wuxuu hayay ilaa 2008


Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ "East Africa University Puts its Foundation Stone in Puntland". Puntin. Archived from the original on 14 November 2002. Retrieved 24 February 2013.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)
