Jaamacadda Sayniska iyo Teknolojiyada Jamhuuriya
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Jamhuriya University of Science and Technology)

| Hal ku-dheg | Hooyga Waxbarasho Tayo leh |
|---|---|
| Nooca | Si gaar ah loo leeyahay |
| La aasaasay | 2011 |
| Madaxweyne | Eng. Maxamuud Axmed Jimcaale |
| Goobta | |
| Goob waxbarasho | Digfeer iyo Geed Jaceyl |
| Midabyo u | Cagaar iyo cirdhow |
| Website | just.edu.so |
Jaamacadda Sayniska iyo Teknoolojiyada Jamhuuriya (loo soo gaabiyo: JUST) (Af Carabi: جامعة جمهورية للعلوم والتكنولوجيا, Af Ingiriis : Jamhuriya University of Science and Technology) waa jaamacad si gaar ah loo leeyahay, taasi oo waxbarasho sare ka bixisa magaalada Muqdisho wadanka Soomaaliya.