Jaamacadda Gollis

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Jaamacadda Gollis
Gollis University
جامعة جولس
200px
Halku dhegga Waadi waxbarasho
La aas aasay 2004 (2004)
Nuuca Si gaar ah loo leeyahay
Madaxwenaha Jaamacadda Dr Saciid A. H. Ibrahim
Waxay ku taal Degmada Koodbuur, Hargeysa, Somaliland,  Soomaaliya
Website www.gollisuniversity.com

Jaamacadda Gollis (Af Ingiriis : Gollis University) (GU) waa jaamacad si gaar ah loo leeyahay taasi oo casharo ka bixisa magaalada Hargeysa, magaalo-madaxda maamulgoboleedka waqooyi-bari Somaliland wadanka Soomaaliya. Jaamacadani waxay u dhowdahay Buuraha Golis, oo ah meesha loogu magacdaray. [1]

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Over view - Eelo University". Eelo University. Retrieved 14 November 2015.