Jump to content

Jaamacadda Sayniska iyo Teknolojiyada Sanaag

Ka Wikipedia
Jaamacadda Sayniska iyo Teknolojiga ee Sanaag
Sanaag University of Science and Technology
Hal ku-dhegHoyga cilmiga hodonka ah
NoocaDadweyne
La aasaasay2009
Goobta,
Goob waxbarashoMagaaloyin badan
MidabyoCagaar  

Jaamacadda Sayniska iyo Teknolojiga Sanaag (Af Ingiriis: Sanaag University of Science and Technology) (loo soo gaabiyo USTec) waa jaamacad dadweyne taasi oo xarunteeda ugu weyn ku taalo magaalada Ceerigaabo, magaalo madaxda gobolka Sanaag waqooyi-bari wadanka Soomaaliya. [1]

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Over view - Eelo University". Eelo University. Archived from the original on 18 November 2015. Retrieved 14 November 2015. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)