Jump to content

Jaamacadda Teknolojiyada Somaliland

Ka Wikipedia
Jaamacadda Teknolojiyada Somaliland
Somaliland University of Technology (SUTECH)
Magacii hore
Hargeisa College of Applied Arts & Technology
Noocajaamacad dadweyne
La aasaasay2000 (iskubedeshay heer jaamacadeed 2007)
MadaxweyneDr. Saciid Sheekh Maxamed
Goobta
Wadada Berbera, Geed Habeeya, Hargeysa
Goob waxbarasho20 hektar (49 acres)
Midabyo uCagaar iyo oraanji    
Websitewww.somalilanduniversity.org

Jaamacadda Teknolojiyada Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland University of Technology) (SUTECH) waa jaamacad dadweyne taasi oo ku taala magaalada Hargeysa, magaalo-madaxda u ah Jamhuuriyada Soomaaliland.[1]

Sidoo kale fiiri

Kulliyadaha iyo machadyada

Jaamacaddu waxay ka kooban tahay kulliyadaha iyo machadyada soo socda:

  • Kulliyadda Injineernimada iyo Dhismaha Machadka Daraasaadka Caalamiga ah Kuliyada ICT & Sayniska Kombiyuutarka Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka Ganacsiga Kuliyada Sayniska Isbahaysiga Kuliyada Sayniska Dabiiciga ah Kuliyada Daraasaadka Deegaanka Kuliyada Cilmiga Bulshada Kuliyada Tababarka Xirfadaha & Daraasadaha Kale: Hargeysa College
    • Barnaamijka Farsamada Xisaabinta
    • Maamulka Xafiiska
    • Xirfadaha Kombiyuutarka
    • Kordhinta Beeraha
    • Awoodsiinta Haweenka

Waxaa jira laba xarumood oo madaxbannaan oo si dhow ula shaqeeya kulliyado kala duwan:

  • Dugsiga Luqadaha Dibadda
  • Barnaamijka shahaadada dugsiga sare

Tixraac

  1. "Somaliland University of Technology". 4icu. Archived from the original on 19 Bisha Saddexaad 2014. Retrieved 19 March 2014. {{cite web}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)