Jump to content

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Jaamacada Ummada Soomaaliyeed
Af Laatiin: Somali National University
Magacii hore
Jaamacadda Gahayr
Hal ku-dheg
NoocaDawladda
La aasaasay1954
MadaxweyneMaxamed Axmed Jimcaale
Goobta,

2°02′17″N 45°17′13″E / 2.038°N 45.287°E / 2.038; 45.287aa
Goob waxbarashoXamar
Websitehttp://snu.edu.so/en/
Map

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU; Af Ingiriis : Somali National University, Af-Carabi: الجامعة الوطنية الصومالية‎) waa Jaamacadda qaranka Soomaaliyeed ee ku taalla magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Waxaa jaamacadda la aasaasay 1954, waxaase si sharci ah dhidibada loogu taagey 1969. Waxaa la xidhay jaamacadda 1992-ki. Ka dib muddo ay xidhnayd, jaamacadda waxaa dib loo furay 2014-ki.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

    taarikhda

    jamacada umada soomaaliyeed JUS waa tan u ugu tayada badan jaamacadaha dalka soomaal waxaana la'aas aasay 1954