Jaamacadda SIMAD

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Jaamacadda SIMAD
SIMAD University
File:SIMAD UNIVERSITY LOGO.jpg
Logo
Halku dhegga Xarunta Aqoonta iyo Xigmada
La aas aasay November 6, 1999
Nuuca Urur tabaruc ah
Hormuudka jaamacadda Dahir Xassan Carab
Ardayda 3796
Ardayda dhigata 3696
Daraasaadka sare 100
Waxay ku taal Muqdisho, Benadir, Soomaaliya
Dhismaha jaamacadda Xarunta
Magacyadii hore Somali Institute of Management and Administration Development
Midabka Cagaar (#008000)
Loo yaqaan SU
Website www.simad.edu.so
SU Official Logo

Jaamacadda SIMAD (Af Ingiriis : SIMAD University; laga soo gaabiyay "Somali Institute of Management and Administration Development" micnaheedu yahay "Machadka Maamulka iyo Horumarka Soomaalida") waa jaamacad si gaar ah loo leeyahay oo ku taala magaalada Muqdisho ee wadanka Soomaaliya.[1]

Sidoo kale fiiri

Tixraac