Jump to content

Jaamacadda Muqdisho

Ka Wikipedia
Jaamacada Muqdisho
Mogadishu University
جامعة مقديشو
La aasaasay1997
RaktarDr. Ibrahim Maxamed Mursal
Shaqaalaha tacliinta
11 kuliyadood
Goobta
Map

Jaamacada Muqdisho (Af Carabi: جامعة مقديشو, Af Soomaali : Mogadishu University) waa jaamacad madaxbanaan oo ku taala caasimada Muqdisho, wadanka Soomaaliya. Warbixin la soo saaray 2012, waxaa laga sheegay in Jaamacada Muqdisho gashay kaalinta 40aad ee jaamacadaha Qaarada Afrika.[1]

Linkiyo kale

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. https://web.archive.org/web/20160417014732/http://www.4icu.org/topAfrica/. Archived from the original on 2016-04-17. Retrieved 2016-10-06. {{cite web}}: Missing or empty |title= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)