Jaamacadda Rajada
Muuqaal
Jaamacadda Hope جامعة الرجاء | |
| Nooca | jaamacad dadweyne |
|---|---|
| La aasaasay | 2008 |
| Madaxweyne | Mudane Maxamed Y. Cusmaan |
| Goobta | |
| Website | www.hope-university.com |
Jaamacadda Rajjada (Af Ingiriis: Hope University; Af Carabi: جامعة الرجاء') sidoo kale loo yaqaano Jaamacadda Hope (HU) waa jaamacad dadweyne, taasi oo ka shaqeysa danta dadweynaha, bixisa waxbarasho bilaa lacag ah cidii u qalanta. Jaamacada Hope waxay ku taala magaalada Hargeysa, magaalo-madaxda u ah Jamhuuriyada Soomaaliland. Horaantii sanadkii 2008da ayaa Dr. Najiib Sheekh Cabdikariim aasaasay jaamacada.[1]
Sidoo kale fiiri
Xigasho
Tixraac
- ↑ "Somaliland to Harvard: How this student beat the odds". CNN Money. CNN. Archived from the original on 22 Bisha Laba iyo Tobnaad 2015. Retrieved 21 December 2015.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help)