Jaamacadda Hargeysa
Appearance
| Hal ku-dheg | Aqoon la'aani waa Iftiin la'aan (Knowledge is Light) |
|---|---|
| Nooca | Jaamacad Dadweyne |
| La aasaasay | 27 September 2000 |
| Kansalar | Dr. Cabdi Xaaji Gass |
| Kansalar ku xigeen | Dr. Diiriye Ereg |
| Goobta | , |
| Goob waxbarasho | labo xarumood |
| Website | University of Hargeisa |
![]() | |
Jaamacadda Hargeysa (Af Ingiriis : University of Hargeisa) (loo soo gaabiyo: UOH) waa jaamacad dadweyne taasi oo xarunteeda weyn ku taalo magaalada Hargeysa, magaalo-madaxda u ah Jamhuuriyada Soomaaliland. Jaamacadda Hargeysa waxaa la aasaasay horaantii sanadkii 2000, waxaana maanta dhigta ardeg gaadhaysa ilaa 4,600 qof. [1]
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ "Somaliland to Harvard: How this student beat the odds". CNN Money. CNN. Retrieved 21 December 2015.
