Jaamacadda Sayniska iyo Teknolojiyada Jamhuuriya

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Jamhuriya University of Science and Technology
Jaamacada Sayniska iyo Teknolojiyada Jamhuuriya
Jamhuriya University of Science & Technology - JUST
جامعة جمهورية للعلوم والتكنولوجيا
Halku dhegga Hooyga Waxbarasho Tayo leh
La aas aasay 2011
Nuuca Si gaar ah loo leeyahay
Madaxwenaha Jaamacadda Eng. Maxamuud Axmed Jimcaale
Waxay ku taal Muqdisho, Soomaaliya
Dhismaha jaamacadda Digfeer iyo Geed Jaceyl
Midabuka Cagaar iyo Buluug
Website just.edu.so

Jaamacadda Sayniska iyo Teknoolojiyada Jamhuuriya (loo soo gaabiyo: JUST) (Af carabi: جامعة جمهورية للعلوم والتكنولوجيا, Af Ingiriis : Jamhuriya University of Science and Technology) waa jaamacad si gaar ah loo leeyahay, taasi oo waxbarasho sare ka bixisa magaalada Muqdisho wadanka Soomaaliya.


Sidoo kale fiiri

Tixraac