Macquul
Jump to navigation
Jump to search
Macquulka (Af Ingiriis : reason ama logic; Af carabi: عقل (فلسفة)) wa waaxda ka mid ah fikradka. Qofka macquul ah wuxu isticmaalah wax yaabaha dhab ah marku hadlo. Faiidada macquulka wa wixii sax iyo fiican bala kala garan kara. Fikirkan wuxuu horjeeda fikirka dhaqan iyo kii dareenka.