Madiina

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Madani)
U bood: gooshitaan, raadi
Madiina
—  Degmo  —
MAdiina
Madiina is located in Somalia
Madiina
Madiina
waxay Madiina ku taalaa Somalia ama
Dhacdaa: 2°02′N 45°21′E / 2.033°N 45.350°E / 2.033; 45.350Isuduwe: 2°02′N 45°21′E / 2.033°N 45.350°E / 2.033; 45.350
Dalka Soomaaliya
Gobol Banaadir (BN)
Degmo Madiina (Muqdisho)
Joogga 5 m (16 ft)
Saacad UTC (UTC+3)
 • Xagaa (DST) UTC (UTC+3)
Furaha Boostada
Furaha Tel Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043
Ciidaha Ciid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda 10ka Carafo iyo 1da soon fur
Website Mareegta internetka

DEGMADA WADAJIR[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

HORUDHAC[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Degmada wadajir waxay kamid tahay degmooyinka xeebta dhaca waxayna xuduud la leedahay degmooyinka kala ah Waabari, Hodon, iyo Dharkeynleey sidoo kale waxaay xuduud la leedahay gobalka shabeelada Hoose. Magaca Degmada Wadajir waxaa loolajeedaa Wadashaqeenta waxwada qabsiga iyo iskuduubnida ay degmada wada leedahay iyo dadka degan degaaankani oo dada meelo kala duwan laga soo jebiyey oo leysu keenay degaanada laga soo jebiyey oo laga kala keenayna waxaa ka mid ah Buulo mashiidiyo Buulo xaashi Buulo mugdi Iskurarankii buulo eelaay Dadkaa isku darka ah ayaana lagu magacaabay wadajir. Degmada Wadajir Degmada Wadajir Waxaa la,aas aasay sanadii 1970 waxaana lagu bilaabay dadka aan soosheegnay oo lagakaljebiyey degaanada aan kor ku soosheegnay oo ka kala tirsanaa waaberi iyo hodan. Calanka Degmada Wadajir Degmada Wadajir waxey leedahay Calan kaas oo ka kooban sedex midab oo kala ah buluug,jaale iyo cagaar Buluuga waxaa dhexda kaga taal xidig cad kaasoo lagasoo qaatay calankeena soomaaliyeed, Midabka jaalaha ahna waxaa dhexda kaga yaala gacmo isa salaamaayo kuwaas oo muujinaaya degmada magaceed wadajir ah, Midabka cagaaran waxaa laga matalaayaa barwaaqada degmada taalo iyo in dhulka ugu nabdoon ay tahay.

Maamulka degmada Wadajir Waxaa uu u dhisan yahay sidan

Gudoomiye Degmo Gud. kuxigeen Arimo bulsho Gud.kuxigeen Arimo siyaasad Xoghaye Afarta Gud. Waaxeed Uruka Haweenka Degmada Wadajir Dhismaheed Maamulka Waxaa Ka loo kaaba Dhismahaasi Kaaliye Gudoomiye Madax dhaqaalaha Madax Samafalka Ururka dhalinyarada

Degmada wadajir[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

waxey ka koobantahay 4 waaxood kuwaas oo kala ah
1.      W /Jeneraaldaa,uud 
2.      W/Xaawataako 
3.      W/Xalane  
4.      W/Timacade  

Waaxahaani Waxey kakoobanyihiin 16 laamood oo ah 50 tabeele oo ah 460 deris.[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Gudoomiyayaashii soomaray Degmada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Degmada Wadajir waxaa soo maray 17 Gudoomiye oo kala ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

2. Cabdisalaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

3. Axmedshiiq[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

4. Yuusuf foodcade[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

5. Daahirtabaarak[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

6. Dhayib cabdiraxmaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

7. aafgoodcade[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

8. Xusen alibile[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

9. Cabdi wadani[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

10. Maxamed Cabdi Daahir[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

11. Ibraahimshiiq[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

12. Muuse suudi yalaxoow[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

13. Maxmuud caraale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

14. Abuukar xasan cabdi[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

=== 15. Axmed xasan daaci 16. Ahmed abdulle afrax === abdullahi zuugle

Tirakoobka Guryaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Inkasta oo aan laheyn tirakoobka saxda ah ee dadka iyo guryahay degmada ayaa lasoo gudbiyay qiyaastan ugudhow waana sida hoos kuxusan:

Guryaha kuyaal Degmada waxay dhanyihiin 11,069

waxay ka koobantahay: 460 deris,

Tirakoobka Dadka

Qiyaasta Dadka kunool Degmada waxay dhanyihiin 120,000

Goobaha Caanka ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Danwadaagaha
  2. Buula Xuubeey
  3. Shaleemo Muqdisho
  4. Shaleemo Wadajir
  5. Shaleemo Ducaale
  6. Sarta Korontada
  7. Isgooska Zoobe
  8. Aadan Gabyoo
  9. Tarbuush
  10. Siligga
  11. Nasteexo
  12. Geed jeceyl
  13. Isbartiibo
  14. Ceel qalaw

Hospital[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Benadir Hospital
  2. Medina Hospital
  3. Salaama
  4. Aadan Abdulle Osman
  5. Aflax Medical Center
  6. International Eye Hospital
  7. Bigmeey Hospital
  8. Al-iqlaas medical center

jobkey university juba university horseed university

Hay’adaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. UNDP
  2. UNHCR
  3. Unicef
  4. NRC
  5. DRC
  6. Kaashif
  7. IIDO
  8. Tubta Nabadda Soomaliyeed
  9. Sam Sam foundation
  10. Sordo
  11. Concern world wade
  12. Danish demining group
  13. Somali Women Development Center
  14. Save the children
  15. Saacid Org
  16. Women pioneers for peace & life
  17. Daryeel Bulsha Guud
  18. ARC
  19. CRD
  20. Bini’adam
  21. DBG
  22. Amnesty international
  23. UNDS
  24. WHO
  25. UNESCO
  26. WFP
  27. SOS
  28. WARDO
  29. Inter sos
  30. WOCCA
  31. Navid

Dugsi quraan

Tirada dugsiyada quraanka ee kuyaala degmada waa:198

Masaajid

Tirada Masaajida ee kuyaala degmada waa:61

Iskool[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

1. Wadajir Sare 2 Ifiye 3 Kulmiye 4 Sahal 5 Carafaad 6 Al-macaarif 7 Siidii 8 Horseed 9 Benadir Zone 10 Cali Xuseen 11 Al-masal Madina 12 Muqdisho 13 Al-hudaa 14 Xalane 15 Xeegan 16 Sahal 17 Al-furqaan 18 Al-qarni 19 Jabuuti 20 Jaabir Bin Xayaan 21 Taaj 22 Sh.yuusuf Al-kooneyn 23 Cimraan Bin Xuseen 24 Fatxuraxmaan 25 Al.zubeyr 26 Al-bilaad 27 East Africa 28 Jowharul islam 29 Al-kowthar 30 Al-imara 31 Al-iimaan 32 Daa’if 33 Tayo

Jaamacadaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Somali International University
  2. Jazeera University
  3. Indian Ocean University
  4. Mogadisho University
  5. Horseed University
  6. Hormuud University
  7. Jubba University
  8. Al-IMRA international Univercity
  9. Medina University
  10. Jobkey University

Wasaaradaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Qorsheenta qaranka
  2. Arrimaha dibadda
  3. Wakaaladda biyaha
  4. Horumarinta Biyaha

Warshadaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Warshadda Xooga Korontada
  2. Warshadda Sifeynta petrol ka
  3. Warshadda nac-naca
  4. Warshadda Doonmaha iy caagaga
  5. Warshadda Daawada (Italia)
  6. Warshadda Gaaska
  7. Warshadda Rinjiga
  8. Warshadda Marmar
Flag of Banaadir Degmooyinka Gobolka Banaadir Flag of Somalia

BoondheereYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar XamarjajabYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar XamarweyneYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar DayniileYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar ShibisYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar ShingaaniYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar DharkeenleeyYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar CabdicasiisYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar KaaraanYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar HuriwaaYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar HodanYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar HowlwadaagYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar WaaberiYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar MadiinoYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar WardhiigleeyYuusuf dool kiddaare waxa uu dhashay 1989 waxaanu degmada farawayne gaar ahaan tuulada caddaroosh oo dhanka koonfur galbeed ka xigta magaalada hargaysa waxbarashadiisii malcaamada waxa uu ka galay tuulada cadaroosh markii danbe waxa uu u soo wareegay magaalada hargaysa oo uu schoolkii iyo malcaamadiiba ka galay dugsigii hoose dhexe waxa uu ka baxay dugsiga sheekh yuusuf kaynuun dugsigii sare waxaa uu ka baxay dugsiga faarax oomaar Yaaqshiid