Magaalada Utrecht

Ka Wikipedia

Magaalada Utrecht waa magaalo ka mid ah magaalooyinka gobolka Utrecht ee dalka Holland. Magaaladani waxa weeya magaalada afraad ee ugu wayn dalka Holland. Waxaa degen in ka badan 323000 oo qof (CBS)

Utrecht
Magaalada Utrecht